Somali Services
Ra'salwasaare Cali Maxamed Geedi & Cali Mahdi oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho Roobab soconayey 16 saacadood oo joojiyey isu socodkii magaalooyinka Qardho iyo Boosaaso Maleeshiyooyin taabacsan madaxweynaha maamul goboleedka Midland C/kariin Laqanyo oo ay tababar u furtay dowladda Itoobiya Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare oo xaruntiisa dayniile kulan fool ka fool ah kula leh Safiirka Kenya u qabilsan Soomaliya iyo kan Jabuuti Sifir, Suudi, Qanyare, Bootaan Ciise iyo Caato oo shalay ka baaqsaday soo dhaweyntii Prof. Geeddi Business Attraction in Puntland, Somalia Xaabsade oo ku eedeeyay wasiirada ku sugan Xudur in hub iyo saanad Militari ay ka soo qaateen dowladda Itoobiya si dagaal ay ugu soo qaadaan Baydhabo Koox dabley ah oo gaari Xamuul ah ku gubtey inta u dhaxeysa degaanada Shilaaabo iyo Qabridahar Roobab dad iyo duunyo dilay oo ka da’ay degaano ka tirsan degmada Buuhoodle April 23, 2005 Saraakiil ciidan oo loo magacaabay in ay wax ka qabtaan amaandarada ka jirta magalada Muqdisho(Magacyada Sarakiisha) Odayaal ay isku heyb yihiin Cumar Filish iyo Muuse Suudi oo ka fiirsanaya sidii ay isku soo hor fariisin lahaayeen wasiirada Ganacsiga iyo Diinta DFKMG Maleeshiyada Xaabsade oo howl galo dhinaca ammaanka ah ka fuliyey Baydhabo iyo nawaaxigeeda Waa maxay u jeedada qarsoon ee xildhibaanda looga doonaya in ay ansixiyaan Go´´aankii wasiirada arimaha dibada ee Igad 19 Marsa 2005 ( Meles Zanaawi oo sheegay in ciidanka Itoobiya ay soogalayaan Soomaliya ) Xildhibaan Caasha Axmed Cabdalla Anigu waxaan la yaabanahay madaxweynaha yaa sharciga kala taliya, sharcigii lagu doortay haddii uu dhinac maro maxaad u maleyneysaa dadka aan haysan masuuliyada uu haysto(Shir Jaraaid) Prof. Geeddii oo maanta la kulmay saraakiil kala duwan oo ka tirsan Qaramada Midoobey Suxufiyiin lagu qabqabtay magaalada Garoowe Gaadiidka ka shaqeeya gudaha magaalada Laas Caanood oo shaqo joojin ku dhaqaaqay Hoggaamiye kooxeedka Maxamed Dheere oo guulo ka soo hoyey safarkiisii magaalada Muqdisho April 6, 2005 Booliska magaalada Galkacyo oo xareystay inta badan gaadiidkii Blka ee ka shaqeyn jirey magaaladaasi Xildhibaan C/laahi Black oo nasiib darro ku tilmaamay dagaalo mar kale ka dhaca gobolka Baay Sidee bey u arkaan Maleeshiyooyinka Muqdisho dhaqan celinta loo sameynaayo Jen. Galaal oo shaaca ka qaaday in ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ay la shaqeyn doonaan dowladda federaalka, dowladdana ay ka sugayaan Beesha Liisaan oo maanta isa soo hor fariisinaysa Kiish-buur iyo Xaabsade Maxamed dheere oo ka shaqeeyay in ra’iisul wasaare Geedi uu aqoonsado maamulka Midland Wargeyska Kaaha Bari iyo Waxyaalihii uu ka qoray Soomaaliya Asbuucan April 6, 2005 Ku dhowaad 130 xildhibaan oo maanta shir jaraa´´id ku qabtay magalada Nairobi kuwaas oo ku tageeray mooqifkii barlamaanka ku diiday ciidamo ka socda safka hore Maamulka Riyaale oo sheegay in ay mamnuuc tahay in Hargeysa ay ka hadasho idaacad aan taageersaneyn maamulkooda Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Xasan Daahir Afqudhac Ayaa Maanta Meel Fagaare Ah Kala Hadlay Dadweynaha Laascaanood Wargeyska Kaaha Bari Iyo Asbuucii la soo dhaafay La taliyaha Madaxweynaha DGPL ayaa Maanta Xabsiga loo taxaabay Hay’adaha caalamiga ah & Waxbarashada Puntland ee 2-da sano soo socota Odayaasha Digil iyo Mirfle oo gobolka Baay ka bilaabay wada hadallo nabadeed Madaxweynaha Puntland & Wafdi ay ka mid yihiin Madax UN-ka oo beri booqan doona Xaafun 6 Nin oo Soomaali ah oo maanta Surka lagaga Jarey Wadanka Sacuudiga April 3, 2005 Kala shakin laba Maleysiya oo keenay dhimasho iyo dhaawa magalada Muqdisho Deeq bixiyaasha shirka Soomalida oo fasaxi doona intabada xildhibaanada uguuri doona magaalada Muqdisho hadii madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf soo gaariwaya Kenya waxii ka horeya Abaabul dagaal oo laga dareemayo Baydhabo & Xudur Midowga Afrika oo dhaqaalihii ku bixi lahaa howlgalada Soomaaliya soo qaban la Ciidamo Itoobiyaan oo Kaabiga u soo degay Degmada Buuhoodle Kismaayo: Maleeshiyaad Ka Gadooday Isbaheysiga Dooxada Jubba April 2, 2005 Xubnihii dowladda ee Muqdisho ku sugnaa oo booqday Xarunta Madaxtooyadda Villa Soomaaliya Madaxweynaha Puntland ayaa saaka dhagax dhigay dhisme cusub garoonka diyaaradaha Boosaaso Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa maanta Laascaanood gaaray Ganacsatada Somalida ee ku nool dalka Kenya oo bixinaya qarashka ku baxaya xildhibaanada ku soo wajahan berri magaalada Muqdisho iyo kuwa kale ee imaanya Maamulka gobolka Baandir oo wax laga xumaado ku tilmaamay eedihii ka soo yeeray qaar ka mid ah labada gole ee DFKMG Maleeshiyooyinkii kal hore ku diriray degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool oo la doonayo in beri la kala qaado Hawlaha Canshuur Qaadista Gaadiidka oo ka bilowdey Magaalada Boosaaso Maraakiib jiriifley ah oo bilaabay in ay ka kalluumaystaan meel u muuqata Boosaaso Qaar ka mid ah ciidamada Isbahaysiga Dooxada Jubba oo gadoodey March 26, 2005 Xildhibaano u gogol xaaraya imaatinka xubno gaaraya 183 oo isugu jira xukuumadda & baarlamaanka oo berri Muqdisho ku soo fool leh(Muqdisho oo isu diyaarineysa soo dhoweyn ballaaran) Maleeshiyooyin ka soo horjeeda in dowladda federaalka ay farriisin ka dhigato Baydhabo & kuwa taageersan oo uu iska horimaad ku dhexmaray Baydhabo Dagaal aad u culus oo ka socda magalada Baydhabo Dowlada Fedederaalka Somalia oo soo dhaweysay ciidama ka socda carabta oo Somalia ka howlagala Dowlada Federaalka Somalia oo codsatay in laga qafiifiyo deymaha lagu leeyahay somalia Xaaladda beeraleyda yar yar ee degmada Afgooye oo laga deyrinayo Wargeyska Kaaha Bari iyo Isbuucaan iyo warar kale oo xiiso leh March 24, 2005 Ururka J/carabta oo ku gacan seyray ciidamo carbeed oo loo soo diro Soomaaliya Dowladda FKMG oo la shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee dalka ay dib ugu soo laabaneyso Maxamed Dheere oo digniin u jeediyay kooxaha diidan in dowladu ay dagto Jowhar iyo Baydhaba March 22, 2005 Gobolada laga kala tageersanyahay mooqifyada Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Shariif Xasan Sheikh Adan Wasiiraddii shalay isaga baxay shirkii lagu go’aamiyey in dowladdu u kala guurto Baydhabo & Jowhar oo shir albaabadu u xiran yihiin la leh IPF-ta Ciidamada Itoobiya oo boob iyo dhac ka bilaabay Degmada Yucu ee Gobolka Doollo Dagaal ka dhacay nawaaxiga degmada Hobyo ee gobolka Mudug Midowga Afrika oo sheegay in DFKMG ay soo wajahday mushkilad burburin kareysa March 21, 2005 Ra’isulwasaare Geedi oo go’aansaday in labada gole ee dowaladu ay kala degayaan magaalada Baydhabo iyo Jowhar, iyo wasiiro ka soo horjeestay arintaasi Kenya oo wali ku adkeysaneysa in ay sharci tahay xarigii loo geystay wasiirka Ganacsiga iyo Xildhibaanada Kale Sarakiil Katirsan Milatariga Dalka Sudan oo Fadhi ku Leh Magaalada Khartoum aydoo loga hadlayo sidii ay Ciidamo ay ugu diri lahaayeen Soomaaliya Golaha wasiirada DFKMG oo isku mari la meesha ay u ruqsaneyso dowlada March 20, 2005 Maxamed Qanyare oo Damiin ku sii daayay Muuse Suudi iyo 2 Xildhibaan kale Waqti cayiman oo loo qabtay xilliga ay Muqdisho soo gaarayaan xildhibaano tiradoodu ay kor u dhaafeyso 157(Cabsida laga qabo in dowladda FKMG ah ay laba garab kala noqoto oo sii kordheysa) Wareegto madaxweyne C/llaahi Yuusuf uu ku amrayo in 14 cisho gudahood baarlamaanku kaga laabto go’aankii lagu diiday ciidamada dowladaha safka hore oo gacanta loo geliyey guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Dheere” Muqdisho waa meel halis ah horey waxaa loogu cuney 3 Dowladood, sidaas Darteed Dowladda KMG ah lama keeni karo” March 19, 2005 Gudoomiyaha Baalamaanka Shariif Xasan iyo wasiirka Aminiga Qaranka Maxamed Qanyare oo dadaal ugu jira sidii loo siideyn lahaa xubnaha ku xiran Nairobi Ciidamada dembi baarista dalka Kenya oo qolkii uu deganaa ka kaxeeyey Muuse Suudi, kadib markii la sheegay in dacwad ay ku soo oogeen qaar ka tirsan xubnihii gacan ka hadalka uu dhexmaray Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo u jeediyey Guddoomiye ku-xigeenada 1-aad & 2-aad ee baarlamaanka Codsi xasaasi ah(Maxey labada guddoomiye ku-xigeen uga Jawaabeen soo jeedinta madaxweynaha) In ka badan 157 xildhibaan oo isu diyaarinaya Qorshe ay Muqdisho ugu soo guurayaan(3 Guddi oo loo magacaabay isku-duba-ridida safarka) Banaanbax ka dhan ah Shariif Xasan laguna taageerayo Prof.Geedi oo Boosaaso lagu qabtey Yuusuf Indha Cadde oo heshiis la galay maraakiib shisheeye Wargeyska Kaaha Bari Iyo Waxyaalihii Uu Ka Qoray Soomaaliya Asbuucan March 18, 2005 Gudoomiyaha Baarlamanka oo sheegay in aan lagu xadgudbi Karin go’aankii ay shalay gaareen xildhibaanada Baarlamanka Ra’isulwasaare Geedi oo sheegay in aanu aqoonsan doonin go’aankii ay gaareen xildhibaanada Baarlamanka Somaaliya Xubnaha labada gole ee DFKMG oo si kala duwan uga hadlay go’aanka Baarlamanka uu gaaray Shalay March 17, 2005 Mareykanka , Talyaaniga iyo Jamacada Carabta oo soo dhaweyey go´´aankii Barlamaanka ku gaaray in aan Soomaliya la keenin karin wadamada Itoobiya,Kenya iyo Jabuuti Faahfaahin Kulankii Baarlamanka Maanta ee ku dhamaadey Gacan ka hadalka Wasiirada arimaha dibadda IGAD oo shir uga furmey magaalada Nairobi Imise Xildhibaan ayaa codkooda dhiibatay, tirada wax ogolaatay iyo kuwa wax diiday iyo warbixin kale Dhiig iyo Dhaawac fara badan ayaa ka dhax dhacay goobtii Baarlamaanka ku shirayay March 12, 2005 Madaxweynaha Puntland oo guddi u saaray nabadaynta collaadda Mudug iyo Galgaduud kulankii ay lahaayeen xidhi. iyo wasiirada DFKMG ee ka soo jeeda Muqdisho oo soo gabo gaboobay Itoobiya oo soo buuxisay xadka ay la leedahay gobolka Hiiraan ee Soomaaliya Xildhibaanada Baarlamaanka oo Beri kulan xasaasi yeelanaya March 11, 2005 Hogaamiyeyaasha beelaha Hawiye oo maanta ansixinaya heshiis lagu nabadeynayao magaalada Muqdisho Ra’isulwasaare geedi oo dadaal ka bilaabay Nairobi si kalsoonida labada gole uu u helo Hogaamiyeyaasha kooxaha oo lagu eedeeyay in maamul la’aanta ka jirta magaalada Muqdisho ay iyagu badeen March 10, 2005 Gen.Cadde Muuse oo maanta u tagey magaalada Galkacyo dhexdhexaadin beelleed Golaha Wasiirrada Dawlad Goboleedka Puntland oo maanta ka doodey qodobbo muhiim ah Qilaaf ka taagan in maamul loo sameeyo gobolka Banaadir March 9, 2005 Khilaaf soo dhexgalay Wasaaradda Maaliyadda iyo D/Hoose ee La as Caanood oo meel sare gaarey Madaxweynaha Puntland oo Garoowe kula kulmay wafdi ka socda hay'daha WFP, Care & OCHA Maxamed Dheere oo sheegay in go’aankii Mareykanka uu ka qaatay arimaha Soomaaliya gaar ahaan ciidamada safka hore in aanu aheyn mid dan ay ugu jirto shacbiga Soomaaliyeed In ka badan 140 xildhibaan oo loo diyaariyay in ay ka soo horjeestaan ciidamo ka socda wadamada safka hore Ra’isuwlasaare Cali Maxamed Geedi iyo wafdigiisa oo saakay u ambabaxaya dalka Itoobiya March 8, 2005 Wasiirada G/dhiga IGAD oo go'aan ka gaaraya ciidamada la keenayo Soomaaliya Cismaan Caato oo ku tilmaamay dhex dhexaadinta DFKMG ay ka sameysay gobolada Dhexe mid qaldan Uganda oo sheegtay inaan la hor istaagi karin hawlaha Midowga Afrika ee Soomaaliya Ra'iasalwasaaraha DFKMG ah oo maanta Jabuuti wadahalado kula yeelanaya Madaxda Dalkaas March 7, 2005 Xildhibaano ka soo jeeda beesha Mudulood oo u kala dabqaadaya Madaxweynaha & Guddoomiyaha baarlamaanka(C/llaahi Yuusuf oo ay shalay wada qadeeyeen & Shariif-ka oo ay maanta kulmayaan) Ra’isul wasaare Cali Max’ed Geeddi oo isu diyaarinaya booqasho uu ku tegayo dalal ay Itoobiya ku jirto xilli maalmaha soo socda uu baarlamaanku ka doodayo ciidamadda shisheeye Gudi nabadeed oo u ambabaxaya goobaha ay colaaduhu ka taagan yihiin ee gobolada dhexe. Keenista ciidamo shisheeye ee Soomaaliya ayaa Noqday Muranka ugu badan ee Ergooyinka ku sugan Nairobi wali xubnaha Baarlamaanku uma codayn Wasiirka Maaliyada Puntland Ayaa Maanta Shir Jaraa’id Oo Uu Kaga Hadlayo Arrimaha Canshuuraha Ka Jeediyey Xarunta Maaliyada Ee Magaalada Boosaso March 6, 2005 Maamul loo samaynayo magaalada Baydhaba Golaha Baarlamanka Puntland oo ansixiyey qodob la xiriira duqeyda degmooyinka Waxgarad ka soo jeeda beelaha ku dagaalamay gobolada Mudug iyo G/gaduud oo ku baaqay nabad Banaanbax lagu taageerayo Mowqifka Mareykanka uu ka taagan yahay arimaha Soomaaliya oo maanta Muqdisho ka dhacay March 5, 2005 Kulan nabadeed ka socdey deegaanka Goobweyn ee gobolka Jubbada Hoose oo soo xirmay 40 haween ah lagu qabqabtay Laas Caanood Bare Hiiraalle Oo Diiwaan Gelinaya Ciidamo Uu ku Sheegay Ciidamadii Xooga Dalka Soomaaliyeed Puntland oo isku dayeysa in ay sare u qaado caafimaadka iyo waxbarashada Gud. BFKMG Shariif Xasan oo soo dhaweeyay fikirka lagu diidan yahay ciidamo ka socda wadamada safka hore in la keeno Soomaaliya March 4, 2005 Madaxweynah Soomaliya oo u suuta galiweyday in uu gaaro Muqdisho kuna soo socda Nairobi ( Sababta ka hor istaagtay Muqdisho) War deg deg ah: Wafdigii C/laahi Yuusuf iyo Geedi oo 3 daqiiqo ka hor ka dhoofey Baydhabo Dadka dibadaha ka soo noqdo oo lagu tarbiyeynayo xabsiyada maxkamadaha islaamiga ee Muqdisho Qaar ka mid ah maleeshiyooyinka Muqdisho oo sheegay in ay hubka iska dhigayaan hadii DFKMG ay joojiso dalabka ay ku dooneyso ciidmo shisheeye Muxuu Ahaa Cabdulahi Sh. Xasan, Maxayse ahayd sababtii loogu xiray Puntland ? March 3, 2005 Barre Hiiraale iyo Jaamac Aadan Dheere oo wada hadalo la isaga horkeenay golaha Guurtida Hawiye oo soo dhaweeyay heshiiska ay gaareen beelaha ku dagaalamay qeybo ka mid ah G/gaduud iyo Mudug C/laahi Yuusuf oo sheegay in dekeda iyo Airboorka Muqdisho ay heystaan dad aan isticmaalkeeda aqoon Baarlamanka Puntland oo maanta ansixiyey gobollada Karkaar iyo Hayland War deg deg ah: Xuseen Caydiid & Maxamed Dheere oo saacad ka hor ka degay Baydhabo March 2, 2005 Madaxweynaha & ra’isul wasaaraha oo lagu wargeliyey in ay socdaalkooda soo gaabiyaan(Dadweynaha Baydhabo oo maalintii labaad sugaya wefdiga) Cusmaan Caato “Haddii Muqdisho laga wareejiyo caasimada ama lagu adkeysto in la keeno ciidamadda dowladaha safka hore, waxaan hubaal ah in uu baabi’i doono heshiiskii lagu dhisay dowladda Kulan muhiim ah oo maanta uu yeelan lahaa Baarlamanka KMG ah ee Soomaaliya oo baaqdey Ciidamo ka tirsan maamul goboleedka Puntland ee ku sugnaa Godey ee ku soo fool leh magaalada Baydhabo DFKMG oo gudi nabadeed u saartay xiisadaha ka dhacay gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya February 28, 2005 War deg deg ah Wafdigii uu hogaaminayey madaxweyne DFKGM oo lagu sugayey gobolka Bay oo u weeca raba xaga Nairobi Max’ed Qanyare “Madaxweynaha & ra’isul wasaaraha xuquuq sharciyeed uma lahan in ay ciidamo u dalbaan Soomaaliya Mid ka Mid ahaa Musharixiintii Jagada Madaxweynimada Soomaaliya oo 3 sano lagu xukumay Dadweyne Fara badan iyo Siyaasiyiin haatan ku suga Garoonka Diyaaradaha ee Baydhabo Kenya oo walaac ka muujinaysa Soomaalida sida sharci darada ah ku galaya dalkeeda USC SSA garabka Cumar Filish oo sheegay in ay soo dhaweeyeen sii deynta siyaasiga C/laahi Sheelkh Xasan February 28, 2005 Xubnaha Labada Gole ee Beesha Hawiye ayaa ugu baaqa cida xiratay Cabdulaahi Sh Xasan in ay sii daayaan ayna cadeeyaan sababta loo xiray marna ogolaanmayno go aamada ay soo saari doonaan gudiga xaqiiqo raadinta Iska horimaad hubeysan oo Isgoyska SOS saaka ku dhexmaray maleeshiyooyin kala taageersan wasiirka hub ka dhigista & dhaqancelinta & midowga maxkamadaha Islaamig ah Wargeyska Kaaha Bari Iyo Waxyaalihii Uu Ka Qoray Soomaaliya Asbuucaan Madaxweynayaasha Federaalka iyo Puntland oo ka dhoofay garoonka diyaaradaha Boosaaso Baarlamanka FKMG oo maanta kulan yeeshay Dowladda shiinaha oo 100 kun oo dollar ugu deeqday DFKMG ee Soomaaliya February 26, 2005 Ganacsato Soomaaliyeed oo Imaaraadka Carabta isugu tagaya Hogaamiyayaasha beelaha Hawiye ee ka mid ah DFKMG oo heshiis ku gaaray in ay ka saaraan hubkooda magaalaada Muqdisho Wasiir ka tirsan DFKMG ee Soomaliya oo sheegay in aan cadaawad loo muujin Ethiopia Wafdiga Dawladda Federaalka Soomaaliyeed oo u soo amba baxay magaalada Boosaaso Dhaxdhaxaadin Laga Dhex wado Jaamac Aadan Dheere Iyo Isbahaysiga Dooxada Jubba OO Ay wadaan Odayaal Kasocda Gobolada Gedo Iyo galgaduud February 26, 2005 Baydhaba oo isu diyaarisay soo dhoweynta Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Khudbaddii Madaxweynaha Soomaaliya ee Garoonka Mire Awaare ee Garoowe Hoggaamiyeyaasha Hawiye oo Saacad kadib C/llaahi Yuusuf u jawaabi doonan Dowladda KMG oo 10 Safaaradood ka furaysa Qaaradaha Ameerika,Aasiya iyo Afrika Safarka madaxweyne C/laahi Yuusuf ee puntland oo lagu tilmaamay mid sii kala fogeyneysa Soomaalida Dowladda Naijeria oo sheegtay in ay ciidamo u soo direyso Soomaaliya February 25, 2005 Faahfaahin soo dhaweyntii wafdigii Madaxweynaha DFKMG ah uu ku yimid caawa Puntland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo goor dhow ka degaya Garoowe Cabdullaahi Yuusuf iyo Prof. Geeddi oo si diirran loogu soo dhoweeyey Beledweyne Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo sheegay in uu yahay ninka ugu hubka badan Soomaaliya Khudbad xalay ay ka jeediyeen madaxweynaha & ra’isul wasaaraha xaflad loogu qabtay JowharC/llaahi Yuusuf “Muqdisho wow soconaaye ciddii naga celin lahey ayaa la rabaa Madaxweyne C/llaahi Yuusuf “Caasimadda KMG ah Waa Jowhar Laakiin Waxaa ku haysta Gobolo kale February 24, 2005 C/llaahi Yuusuf & Wafdigiisii oo saacad ka hor ka degay Magaalada Jowhar Dr. C/qaasim Salaad”Shaki kuma jiro in Dagaal Dhacayo Haddii dalka Yimaadan Ciidamo Itoobiyaan ah, Dowladna ma jirayso” Ciidamo isku gadaamey bangiga Las Anod February 23, 2005 Gobolada Puntland oo laga la’yahay roogii guduudnaa ee madaxweynaha loo gogli laha marka uu Garoonka ka soo dego Guddoomiyaha baarlamaanka oo diiday codsi uga yimid madaxweyne C/llaahi Yuusuf Midowga Yurub oo lacago u qorsheeyay Soomaaliya Qaxooti Soomaali ah oo ku sugnaa Jabuuti oo maanta dib loogu soo celinayo Soomaaliya Maamulka gobolka Sh/hoose oo ugu baaqay degaanada ku dhow gobolkaasi in ay ka hortagaan ciidamada Itoobiya hadii ay degaanadooda yimaadaan. Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdigii ku sugnaa degmada Xudur ee gobolka Bakool oo saakay si kadis ah ugu soo amababaxay magaalada Baydhabo February 22, 2005 Madaxweyne C/laahi Yuusf oo dhawaan ku soo fool leh gobolada Puntland Biyo la’aan soo food saartay magaalada Buuhoodle Feysal Cali Waraabe oo uga digay dowaladda Itoobiya in ay faragalin ku sameyso Soomaaliya Beelaha USCda oo looga adkaday siyaasada gudaha iyo dibada Wefti Ka Socda Dowlada Federaalka Soomaaliya Ayaa Maanta Yimid Magaalada Garoowe Xildhibaanada Beelaha Daarood iyo Digil iyo Mirifle oo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ku taageeran Qorshihiisa Ciidamada IGAD February 21, 2005 Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo kulamo la leh xubnaha beelaha Daarood-ka uga jira goleyaasha baarlamaanka & xukuumadda(C/llaahi Yuusuf oo soo jeediyey in wadahadalo lala furo Barre Hiiraale si Kismaayo dowladda u degto) Mooshino is-barbar socda oo la hor geyno baarlamaanka(Xildhibaan Jinni-boqor oo taageera u raadinaya qorshe meel dhexe leysugu imaanayo oo uu soo jeediyey) Diyaar Garow Magaalooyinka Qaarkood Loogu Jiro Imaatinka Raysal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Wargeyska Kaaha Bari Iyo Waxyaalihii Uu Ka Qoray Soomaaliya Asbuucan War deg deg ah: Wafdigii xaqiiqo raadinta ahaa oo 10 daqiiqo ka hor ka degay Galkacyo Wafdigii Federaalka Soomaaliya oo kulamo la leh dadweynaha magaalada Beledweyne February 20, 2005 DFKMG ah qoraal codsi ah gaarsiisey Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Sheekh Aadan Madoobe iyo Wafdi kale oo la socda oo gaaray gobolka Bakool Yusuf Bari Bari afhayeenka C/laahi Yuusf oo ku booriyay ciidamada IGAD in ay iska difaacaan kuwa Soomaalida hadii ay soo weeraraan Gudiga xaqiiqo raadinta ah oo saakay bilaabaya kormeero ay ku tagayaan goobaha muhiimka ah ee ku yaala magaalda Gargaar la gaarsiiyay tuulooyin ku yaala degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo February 19, 2005 Gen.Morgan oo ku tilmaamay ciidamo la keeno Soomaaliya mid mushaakil hor leh ku sii abuureyso gudaha dalka soomaaliya Maxamed Dheere oo ku tilmaamay kuwa diidan ciidamada shisheeye in ay yihiin dambiilayaal Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya “Labo wadan oo Afrikaan ah oo 100 sano dagaashanaa ayaa haddana door-biday in ay wada shaqeystaan oo ay isku furmaan wax walbana wada wadaagaan, inagu mar walba ma waxaan eegeynaa dhibaato dhacday 100 sano ka hor Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay 3 maalmood oo tacsida Islaan Maxamed ah February 16, 2005 Gen. Moorgan oo ka deeyriyay ciidamo shisheeye oo la keeno Soomaliya Dagaal ka dhacay degaano ka tirsan degmada Hobyo Max'ed dheere oo ku tilmaamay dadka ka banaanbaxaya ciidamo Itoobiyaan ah in ay yihiin la heystayaal Dadweynaha gobolka Hiiraan oo cadeeyey in ay taageersan yihiin ciidamo nabad ilaalin ah iyo gudigii xaqiiqa radainyta ahaa oo Baydhabo gaadhay Nabadgalyo darri ku soo korortey qeybo ka mid ah gobolka Gedo oo laga wada hadlay February 17, 2005 Maxamed Ibraahim xaabsade oo sheegay in wafdiga DFKMG ee soo gaaray magaalada Baydhabo ayan waxba ka duwaneyn kuwa tagaaya gobolada kale ee Soomaaliya Gudoomiyaha Baarlamanka dalka Talayaniga oo sheegay in wax la barayo xildhibaanada Barlamanka Soomaaliya Shirkadaha dalka Kenya oo ka qeyb qaadanaya dib u dhiska dalka Soomaaliya Shirkadaha Kenya oo lug weyn ku yeelan doono ganacsiga & dib u dhiska Soomaaliya February 16, 2005 Shacabaka Somaliland qaarkood oo sheegay in dowladda ay ku cadaadineyso in aysan is dhex gal la sameyn shacabka ku dhaqan K/soomaaliya Wafuud ka tirsan labada gole oo saakay ku soo fool leh gobolada qaar ee Soomaaliya Gudiga xaqiiqo raadinta oo saakay booqanaya goobo kala duwan ee magaalada Muqdisho Gacmadheere:"Ma Jiraan Ciidamo Qabsanaya Soomaaliya Ama Xoog Adeegsan Doona" Sarkaal sare oo ka tirsan Isbahaysiga Dooxada Jubba oo isku day dil ka badbaadey February 15, 2005 Ugandha oo looga digay in ay ciidamo u soo dirto Soomaaliya Xildhibaanada qaar oo soo dhaweeyay dhex dhexaadinta Itoobiya ee beelaha ku dagaalamaya Mudug iyo G/gaduud Madaxweynaha Puntland oo maalmaha soo socda magaalada Boosaaso kulan kula yeelanaya saraakiil ka socota dowladda Yeman Hogaamiye Diimeed cusub oo ku baaqay in jihaad lagala hortago ciidamado shisheeye oo dalka yimaada. (Macalin Xaashi " waxaan isku hubeynaynaa in aan ciidamada shisheeye iska difaacno oo diinteena...." Guddoomiyaha degmada Cadaado oo shaaca ka qaaday in ay la midoobayaan Puntland Midowga Yurub oo wada qorsho lagu doonayo in lagu baajiyo ciidamada dalalaka safka hore ee ku soo jeeda Soomaaliya Beelaha USC Hubkeyga dhigimaa , in leyga dhigana ma rabo , dowladi timaadana waa ii marti February 14, 2005 Maamulka Puntland oo sheegay in hadii loo baahdo ay ciidamo ku biirinayaan ciidamada dalalka safka hore ee ku soo wajahan Soomaaliya Wafdigii xaqiiqa raadinta oo goordhow ka soo dagay garoonka diyaardaha ee dayniile Jaamacadda Carabta iyo midowga Afrika oo berri ka arinsanaya arimaha Soomaaliya Banaanbax kii ugu weynaa oo looga soo horjeedo Ciidamo shisheeye oo ka dhacay magaalada Muqdisho Wefdi Aad u Balaaran Oo Saaka Laga Sugayo Muqdisho Shariif Xasan oo xildhibaanada Baarlamanka maanta uga waramey safarkiisii Muqdisho Ra'isulwasaare Geedi:Dadka degan Muqdisho 80% way rabaan Ciidan shisheeye,Ciidankuna hubka kama dhigayo kooxaha hubeeysan ee ...Wareeysi uu siiyay Reuters Caamira Muuse oo kala hadlaya arimaha Soomaaliya Cali cabdalle Saalax February 13, 2005 Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo todobaad gudihiis Muqdisho ku imaanaya Banaanbax weyn oo looga soo horjeedo ciidamada Itoobiya oo berri ka dhacaya Muqdisho Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku soo fool leh gudaha Soomaaliya & ciidamadda milateriga oo sheegay in ay ka hortegayaan Wasaaradda Gaashandhigga Itoobiya oo diyaarisay 3000 ciidamo oo la keenayo soomaaliya Guddoomiyaha baarlamaanka oo berri isugu yeeray xildhibaanada in ay ka soo qeybgalaan kulan aan caadi aheyn Wefdi uu hogaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka oo dhowaan u kicitimaya magaalada Roma ee dalka Talyaaniga February 12, 2005 Dowladda Itoobiya oo dhex dhexaadinaysa beelihii ku dagaalamay gobolada Mudug iyo G/gaduud dalbatayna in ciidamadeeda ku soo jeeda somalia. aan laga hor imaan Maamulka gobolka Banadir oo ka dalbaday xildhi. in aaney u codeyn ciidamo shisheeye oo la keeno Soomaliya Ganacsato Carbeed oo maalgashi doon ah oo ku sugan Magaaalda Boosaaso Ugadha oo u soo direysa Soomaaliya in ka badan 2000 oo askari Dowlada Yaman hub ay ugu deeqday Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf oo saqdii dhexe caawa laga dajinaye xeebaha ku teedsan Boosaaso Baarlamanka Federaalka oo ka doodaya arrinta ciidamada shisheeye ee la keenayo dalka February 11, 2005 Dadweyne gaaraya kumanaan oo ka soo horjeeda in dalka la keeno ciidamo shisheeye oo isugu soo baxay Tarabuunka(Firimbi “C/llaahi Yuusuf hadda ka hor waxaan ku soo dhoweynay guriga nabadeynta isagoo aan hub & ciidan wadan) Daawo sawirada mudaharaadka Wafdigii Shariif Xasan oo Daqiiqado ka hor ka dagey Magaalada Nairobi DOWLADAHA IGAD OO DIYAARIYAY CIIDAMO GAARAYA 15200 ASKARI OO KA HOWLGELAYA SOOMAALIYA Maxaakiimta Islaamaiga Ee Muqdisho Iyo Dalada Culumaa'udiinka Soomaaliyeed Oo Ciidamada Qalabka Sida Ugu Baaqay Difaaca Dalka Hooyo Sheekh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in kuwii dilay suxufiyaddii BBCda ay doonayeen in ciidamo shisheeye loo soo diro Soomaaliya Wafdigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Barlamanka oo laguwado in ay bari u duulaan magalada Nairobi ee dalka Kenya (Maxamed Qanyare oo ka hari doona wafdiga) February 10, 2005 Daahir Riyaale oo aan ilaa & haatan la kulmin Madaxda sar sare ee Wadanka Koonfur Afrika Danjiraha Itoobiya " ciidamada la geynayo Somalia waxay ku xiran tahay go'aanka..... ICG oo ku tilmaamatay ciidamo la keeno Soomaaliya Mid qal qal galineysa geedi socodka nabadda Soomaaliya Militariga Ugandha oo sheegay in ay diyaar u yihiin in ay ka howlgalaan Soomaaliya Jaamacadda carabta oo wado qorshe ay uga qeyb qaadaneyso ciidamo ay u soo dirayaan Soomaaliya Dawladda Federaalka Soomaaliya oo codsatay $ 80 milyan si ay dalka uga hawl gasho Deegaano ku yaalaha Xeebaha Badda Hindiya ee Bariga Puntland oo Masiibooyinkii Tsunami ku dhacday oo laga soo sheegayo xaalad adag Saxaafada Puntland oo aad u buun bununeysa in wafdiga dowlada la weeraray shalay tasoo ku tuseyso in ay ku rayi yihiin madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Waxaa noo suurta gashy in aan warysi kooban la yeelano agaasimah Idacaad STN ee magaalada Bossaaso C/risaaq Sheekhaduun February 9, 2005 Cismaan Caato oo ugu baaqay in Soomaalida ay la dagaalaman ciidamada Itoobiya ee la keenayo gudaha Soomaaliya Wasiirada gaashaandhiga IGAD oo todobaadkan ka tashanaya ciidamada la doonayo in loo soo diro Soomaaliya Golaha wasiirrada Puntland oo maanta ansixiyey miisaaniyadda sannadka 2005 Qaybo ka mid ah ciidankii xoogga dalka oo maanta gaadda ka cayaar ka sameeyey Gaalkacyo Ciidamadii Qaranka Soomaaliya Ayaa Looga Yeeray Gobolka Bari Si Loo Diiwaan Geliyo Ciidanka Naafada Xogga dalka Soomaaliya oo sheegay in ay falal isbiidaamin ah kaga hortagayaan ciidamada Itoobiya hadii ay soo galaan dalka Somalia Deeqbixiyaash shirka dib u heshiisiinta Soomalida oo ku tilmaamay in lagu dag dagay in Soomaliya la geeya ciidama ka socda safka hore Wareysi faah faahsan oo lala yeeshay Sam Sam Ahmed soo dirayo Soomaaliya
Post Somali articles here
AllPuntland
Dayniile
Hiiraan Online
Horn Afrik
Midnimo
R. Laas Caanood
Shabele
SBC Online
This site is among the oldest Somali websites on the internet. First built in 1996. Contact: Affi Affi mowliidd@hotmail.com