Ammaanta Riyaha
Gabaygan oo uu tirshey nin Reer Gar-Adag, Sanaag. , ahi wuxu ka ku dheeraanayaa ammaanta Riyaha oo la mid ah xoolaha dhaqashadooda aadka loo jecel yahay. Gabayguwuxu ahaa gabay aad u dheer laakiin aan idinla wadaago inta iga soo gaartey;
Soddon ayni oo wada masa ah Maaxoy adigaa leh
Duqda Haragga laga soo melmelo Maaxoy adigaa leh
Habeen maakhadeeyaha Origiya Maaxoy adigaa leh
Musku haddaanu dheerayn shabeel waa ku mirayaaye
Nin maleegan oo kugu mintida Maaxoy adigaa leh
|